(Sawirro) Wasiiro ka tirsan Itoobiya oo soo arkay gubashada Suuqa Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti heer wasiir ah oo ka socda dawladda Federalka Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Ethiopia, Mudane Axmed Shide. Weftigan oo ujeeddada safarkoodu daarran yahay inay shacabka Somaliland la qaybsadaan tiiraanyada iyo murugada, sidoo kalena madaxweynaha soo gaarsiiyaan dhambaal tacsi ah oo ay ka sidaan … Continue reading (Sawirro) Wasiiro ka tirsan Itoobiya oo soo arkay gubashada Suuqa Hargeysa